|Home| |Sport Contact Us| Aroosyada| Masawiro| Quran|

 

Magacda Quraanka Kariimka ah Oo Quraanka ku jira Waxaa dhigay Dr. Xasanweli Sheekh Xuseen Cismaan, DVM



Waxaa laga soo tarjumay Al Etqaanu fii Culuumi Al Quraani ee Al Sayyuudhii, mujallad kow, bog 144

1. Kitaaban-Kitaabka (43:2) 2. Mubiinan-Wax caddeeya (44:2)

3. Quraan-Quraan (12:2) 4. Kariiman-Sharafta badan (56:77)

5. Kalaaman-Hadalka Ilaahay (9:6) 6. Nuuran-Nuur (4:174)

7. Hudan-Hanuun (10:57) 8. Raxmatan- Naxariis (10:57)

9. Furqaanan-Kan kala sooca (25:1) 10. Shifaa-an-Shifo, kan bogsiiya (17:82)

11. Mawcithatan-Waano (10:57) 12. 12. Thikran-Xusuusin (21:50)

13. Mubaarakan-Barakaysan (21:50) 14. Caliyyan- Sarreeya (43:4)

15. Xikmatun -Xikmad (54:5) 16. Xakiimun-Kitaabka xikmada (10:1)

17. Muhayminan-Marag iyo Ilaaliye (5:48) 18. 18. Xablan-Xarig (3:103)

19. Siraadhan-Jid toosan (4:68) 20. Mustaqiiman-Jid toosan (4:68)

21. Qayyiman-Toosan (18:2) 22. Qawlan-Hadal (86:13)

23. Faslan-Hadalka kala saara (86:13) 24. Naba'an Cathiiman-War Wayn (78:2)

25. Axsana al Xadiithi- Hadalka ugu Fiican 26. Mathaaniya-Sida bishaaro iyo Goodin(39:23)

(39:23) 27. Mutashaabihan-Isu eg eg (39:23) 28. Tanziilan-Soo Dejinta Rabbi (26:192)

29. Ruuxan-Ruux (42:52) 30. Waxyan-Waxyi (21:45)

31. Carabiyyan-oo Carabi ah (12:2) 32. Basaa'ira-Xujjooyin iyo Caddayn (7:203)

33. Bayaanan-Caddayn (3:138) 34. Cilman-Cilmi (2:120)

35. Xaqqan-Run ah (3:62) 36. Haadiyan-Hanuuniye (17:9)

37. Cajaban-Loo bogo (72:1) 38. Tathkiratan-Waano (69:48)

39. Al Curwatu al Wuthqaa-Xarigga adag 40. Sidqan-Runta (39:33)

(2:256) 41. Cadlan-Caddaalad (6:115) 42. Amran-Amarka Ilaahay (65:5)

43. Munaadiyan-Iimaanka ugu yeeraya (3:193) 44. Bushraa-Bishaaro (2:97)

45. Majiidan-Sharaf leh (85:21) 46. Zabooran-Kutubbada lasoo dejiyay (21:105)

47. Bashiiran-Kan bishaareeya (41:4) 48. Nathiiran-Kan diga (41:4)

49. Caziizan-Xoog miiran ah (41:4) 50. Balaaghan-Gaarsiin (14:52)

51. Qasasan-Sheekooyin (12:3) 52. Suxufan-Kutubbo (80:13)

53. Mukarramatin-Sharfan (80:13) 54. Marfuucatin-Sarreeya (80:14)

55. Mudhahharatin-Daahir ah (80:14) hw - 1427H/2006

qurankariim@webmaster.net
E-mail us: qurankariim@webmaster.net
Email Us: qurankariim@webmaster.net


 

©2007qurankariim ®All rights reserved.